Muxuu shaqada u joojiyey guddiga Dhamaystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka?

Guddiga Wadajirka KMG ah ee diyaarinta xeerarka Dhamaystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa hakiyey Shaqadii uu maalmahanba waday. Guddiga-Wadajirka ayaa tilmaamay in maalmihii la soo dhaafay kulamo isxog-wareysi ah uu la lahaa Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayna u soo idlaadeen, isla markaana wixii hadda ka dambeeya ay hakiyeen shaqadooda in sababo la xiriira cudurka … Continue reading Muxuu shaqada u joojiyey guddiga Dhamaystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka?